Wasiirka Maaliyadda Somaliya Oo Ka Hadlay Musharahaadka Shaqaalaha Dowladda

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo manta Shira Jaraa’id Warbaahinta ugu qabtay Magaalada muqdisho ayaa ka hadlay qorshaha Canshuur qaadista Sanadkii tegay iyo kan hadda iyo qaabka Cusub ee Wasaaraddu soo kordhisay.
Wasiirka ayaa sheegay in Hay’adihii horay lacagta ugu aruurin jiray Dowladda balse aan ka tirsaneyn in Wasaaraddu ay ku guuleysatay in ay la soo wareegto tasina ay dadaal badan ku bixisay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.