Daawo:Cali Dhaanto oo ka hadlay waxa ka jira in Kismaayo lagu sumeeyay

Baraha Bulshada ay isticmaashi iyo Warbaahinta qaarkood ayaa lagu baahiyay in xaalada Caafimaad ee fanaanka Cali Bashiir Cabdi (Cali Dhaanto) laga deyrinayo kadib markii lagu sumeeyay Xaflad uu uga qeyb galay kismaayo.
Goordhow ayaa waxa isaga oo ku sugan Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho uu sheegay in wararka sheegaya in xaaladiisa Caafimaad ay Qatar ku jirto ay tahay mid been abuur ah isla markaana Maanta uu ka yimid Magaalada Kismaayo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.