Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: January 2018

ilay

Madaxwaynaha Soomalida Itoobiya oo Laga Taageeray Magaalada London

28th January 2018 admin 0

Waxaa Magaalada London ee casumada Dlaka Ingiriiska Ka dhacday munaasabad lagu taageerayo Madaxwaynaha is maamulka Soomalida Itoobiya Cabdi Maxamed Cumar, Munaasabadaan ayaa waxaa soo qaban […]

shiiq

Jaaliyada GalJubba ee London oo ka Tacsiyeysey Allaha Unaxariistee Shiiq Xasan Iftiin

28th January 2018 admin 0

Inaa lilaahi waa in ilaahi raajucuunn Jaaliyada Galjuba ee london dhammaanteed iyo odyaasha,waxgaradka,Gabdhaha iyo Dhalinyarad Galjuba ee hoos qoran Iyo kuwa kalaba waxay ka tacsiyadeenayaan […]

far

Daawo:Madaxweyne Soomaliya oo Khudbad Qiimo leh ka jeediyey Shir Madaxeedka Midowga Afrika

28th January 2018 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyey Shir-Madaxeedkii 30-aad ee Midowga Afrika, oo maanta ka furmay magaalada […]

baarleeex

Daawo:Gudoomiye Cirro ayaa soo booqday Abwaan Baarleex waxuuna ku baaqay in caaafimaad loo qaado

28th January 2018 admin 0

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Wadani Cabdirixmaan Maxamed Cabdulaahi Ciro ayaa manta gudigiisa ku booqday Abwaan Baarleex oo xanuunsan waxaana Gudoomiyaha ku waheliyey Xubno ka tirsan Xisbiga […]

Balan

Daawo:Dadwaynaha BalanBale oo aragtidooda ka dhiibtay Nabadeynta Kasocota dagmdaas

28th January 2018 admin 0
usa

Shirka dhalinyarada qurbajoogta Soomaaliyeed oo lagu qabat Virginia USA”Sawiro”

28th January 2018 admin 0

Shirka dhalinyarada qurbajoogta Soomaaliyeed ( Somali Diaspora Youth Conference) ayaa lagu qabtay magaalada Alexandria ee gobolka Virginia. Shirkan oo ah mid la qabto sanadwalba waxaa […]

qara

Keating Ha Loo Sheego W/Q Ibrahim Aden Shire

28th January 2018 admin 0

Madaxa UN-ta ee Soomaaliya Mudane Michael Keating ayaa Arbacadi warbixin siiyay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay. Keating hadalkiisu wuxuu u badnaa dhaliil, eedayn iyo ka […]

No Image

DEG DEG:-Doorashada Kursi Ka Banaan Golaha Shacabka Oo Ka Bilaabatay Jowhar

28th January 2018 admin 0

Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hir-Shabeelle waxaa goordhow ka bilaabatay doorashada Xubin ka banaan Golaha Shacabka Soomaaliya. Howlka Farjano ee Magaalada Jowhar ayay doorashada ka […]

M/Farmaajo oo la kulmay xogayaha guud ee Q.M.

28th January 2018 admin 0

Madaxweenaha Dowlada Fedraalka Soomaaliya Maxamed cabdulaahi Farmaajo ayaa Magaaladda Addis Ababa ee xarunta wadanka Itoobiya kula kulmay Xoghaya Guud ee Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobey […]

Akhriso:-Wararkii U Dambeeyay Ee Dagaalka Deegaanka Tukaraq

28th January 2018 admin 0

Aroornimadii hore ee saakay ayaa waxaa dagaal culus uu ka qarxay deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool kaa soo u dhaxeeyay ciidamada Puntland iyo kuwa Maamulka […]

Duqa cusub ee gobolka banaadir oo kulan la qaatay safiirka turkiga ufadhiya somalia.

28th January 2018 admin 0

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) oo la kulmay Safiirka Turkiga u jooga Soomaaliya Amb. Olgan Bekar, ayaa kala hadlay […]

deg

Deg Deg:- Dagaal mar kale maanta ka qarxay deegaanka Tukaraq

28th January 2018 admin 0

Wararka aan heleyno ee ka imaanaya deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool ayaa sheegaya in maanta halkaas uu ka qarxay markale dagaal u dhaxeeya ciidamada maamulada […]

Wasiirrada Caafimaadka Galmudug oo ka dayrisay Xaaladda Isbitaalka Cadaado

28th January 2018 admin 0

Wasiirka wasaarada Caafimaadka Galmudug Drs Naciimo Maxamed Maxmuud oo la hadashay Warbaahinta ayaa sheegtay in Isbitaalka guud ee Magaalada Cadaado uu yahay mid aan heysan […]

No Image

Addis Ababa oo Maanta uu ka furmaya Shir madaxeedka Africa.

28th January 2018 admin 0

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa shalay galab gaaray magaalada Addis Ababa ee caasimadda Itoobiya. MagaaladaAddis Ababa ayaa maanta […]

Jowhar oo maanta ay ka dhaceyso doorasho loo galaayo kursi ka banaan Golaha Shacabka.

28th January 2018 admin 0

Magaalada Jowhar ee caasimada maamulka Hirshabeele ayaa maanta lagu waddaa in lagu qabto doorashadda kursi ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka oo ka banaan Baarlamaanka […]

Posts pagination

« 1 … 3 4 5 … 30 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes