Daawo:Gudoomiye Cirro ayaa soo booqday Abwaan Baarleex waxuuna ku baaqay in caaafimaad loo qaado

baarleeex

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Wadani Cabdirixmaan Maxamed Cabdulaahi Ciro ayaa manta gudigiisa ku booqday Abwaan Baarleex oo xanuunsan waxaana Gudoomiyaha ku waheliyey Xubno ka tirsan Xisbiga Wadani.

Gudoomiye Ciro Iyo xubnaha la socday ayaa waxay ku baaqeen in Abwaan Baarleex si dag daga loo qaado bulshada Soomaliyeedna ka qayb qaadato sidii loogu heli lahaa Caafimaad dalka dibadiisa ah .

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.