Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: January 2018

No Image

Daawo:Culimadda Soomaaliyeed Oo Baaq Ka Soo Saaraay Daalka Tuka Raq & Dararweyne G Sanaag

29th January 2018 admin 0

Hay’adda Culumadda Soomaaliyeed ayaa maanta soo saartay Bayaan ku aadan colaadda dib uga soo cusboonaatay Deegaanka Tukeraq ee Gobolka Sool waxaana ay ka digeen cawaaqib […]

axmed

Axmed Madoobe oo amar kuxibiyey in Xildhibaan Axmed taajir Xilka Laga qaado iyo Xaalada Kismaayo oo qasan

29th January 2018 admin 0

Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo ee Xarunta ku meel Gaarka ah ee Maamulka Jubbaland ayaa waxay sheegayaan Xildhibaanada Mooshinka  ka waday Axmed Madoobe Iyo Wasiiradahiisa […]

ismaaciil

Soomaalida Gobolka Ohio oo Taageero umuujiyay Ismail Mohamed oo u Tartamaya Xildhibaan Dowlada Hoose ee Magaalada Colomubus “Sawiro”.

29th January 2018 admin 0

Boqolaal ka mid ah Soomaalida ku nool Magaalada Columbus Gobolka Ohio ee dalka Mareykanka iyo dadyow kale oo ka socday Qowmiyadaha kala duwan ee gobolka […]

Ciidmada amaanka Galmudug oo ka gacanta ku dhigay Gaadid ay Maleeshiyaad ku dhaceen Wadada isku xirto magaalooyinka Cadaado iyo Dhuusomareeb.

29th January 2018 admin 0

Ciidamda Booliska iyo Nabad sugidd Maamulka Galmudug ayaa gacanta Ku dhigay Maleeshiyaad ay sheegeen in ay dhac ka geysan  jireen  Deegaano ku yaalla inta u […]

No Image

Dhagesyo:Wasiir kuxigeenka Aminga Galmadug ayaa sheegay Aminga Degmada Caabudwaaq Mid aad uwanagsan

29th January 2018 admin 0

Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Amniga Galmudug Mahad Xasan Maxamed oo Radio Daljir la hadlay ayaa sheegay in amniga degmada Caabudwaaq uu yahay mid la isku halayn […]

No Image

Hay’adda culumada Soomaaliyeed oo Bayaan ka soo saartay dagaalka Tukeraq ee gobalka Sool.

29th January 2018 admin 0

Hay’adda Culumadda Soomaaliyeed ayaa maanta soo saartay Bayaan ku aadan colaadda dib uga soo cusboonaatay Deegaanka Tukeraq ee Gobolka Sool waxaana ay ka digeen cawaaqib […]

Wafti uu Hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Xukuumadda Soomaaliya oo ku wajahan Puntland.

29th January 2018 admin 0

Cabdi Canshur Xasan Wasiirka Wasaaradd Boostada iyo Isgaarsiinta Xukuumadda Soomaaliya wafti uu hogaaminayo  ayaa gor dhaweyd  ka ambabaxay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya waxaana ay […]

Rag Loo Qabtay Dilka Kaaliyihii Maxkamada Degmada Walaweyn

29th January 2018 admin 0

Habeen ka hor degmada Walanweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose waxaa lagu dilay Kaaliyihii Maxkamada degmada Walweyn oo lagu Magacaabi jiray Maxamed Jacfar Axmed,waxaana soo baxaya […]

No Image

Khayre oo ka warbiyay kulamo uu la soo qaatay Bankiga Adduunka

29th January 2018 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa faah fahain ka bixiyay kulamo uu la soo qaatay saraakiisha Bankiga Adduunka, kadib markii magaalada Davos […]

bardheere

Beeralayda Afmadow ayaa horumar xaga beeraha Sameeyey

29th January 2018 admin 0

Shirka madaxda Afrika oo lagu wado in maanta la soo Gaba-gabeeyo

29th January 2018 admin 0

Magaalada Adis-Ababa ee Xarunta Wadanka Itoobiya ayaa la filayaa in Maanta lagu soo Gunaanado Shirka Madaxda Midowga Africa oo u dhaxeeyo  qaarka mida Madaxweyneyaasha Wadamada […]

Xaalada degaanka tukaraq oo Saakay Degan.

29th January 2018 admin 0

Waxaa Saaka degan xaalada tuulada Tukaraq oo dagaal uu shalay ku dhexmaray ciidamada  Maamulka Puntland iyo Somaliland, iyadoona Dadka deegaanku ay sheegayaan inay degan tahay […]

Ammaanka D/Baraawe oo la adkeeyay Iyo Masuuliyiin ku wajahan

29th January 2018 admin 0

Masuuliyiin ka tirsan Maamulka degmada Walaweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose iyo qaar ka mid ah dadka deegaanka ayaa waxa ay Dalsan u sheegeen in labada […]

muqdisho

Muqisho Odayaal & Waxgrad Ku Baaqay In Nabada ilaaliyaan Beelo kudagaalamay Marka

29th January 2018 admin 0
xeraale

Dhagesyo:Xildhibaan Sakariye Xaaji Xasan ayaa ka qayb galay kulan lagu taageerayo Nabada Xeraale

29th January 2018 admin 0

Xildhibaan Sakariye Xaaji Xasan oo kamid ah Baarlamaanka Dawlada Faderaalka Soomaaliya ayaa ka qayb galay kulan lagu taageerayo Baaqii Nabadeed ee Madaxweynaha Soomaaliya oo lagu […]

Posts pagination

« 1 2 3 4 … 30 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes