Dhagesyo:Wasiir kuxigeenka Aminga Galmadug ayaa sheegay Aminga Degmada Caabudwaaq Mid aad uwanagsan

Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Amniga Galmudug Mahad Xasan Maxamed oo Radio Daljir la hadlay ayaa sheegay in amniga degmada Caabudwaaq uu yahay mid la isku halayn karo oo Boqolkiiba boqol ah (100% ) Wasiir Mahad ayaa xusey in amniga degmada oo ay gacanta ku hantaan lana isku halaynkaro ay u suurta galisay wadashaqayn ay ka heleen
Bulshada Caabudwaaq.
Waxaa uu Bulshada ugu baaqay in ay u istaagaan Nabad-galyada si looga gaaro hormar lataaban karo amniga.
Bye Wariye Ayaanle Cabdulaahi Jaamac

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.