Daawo:Culimadda Soomaaliyeed Oo Baaq Ka Soo Saaraay Daalka Tuka Raq & Dararweyne G Sanaag

Hay’adda Culumadda Soomaaliyeed ayaa maanta soo saartay Bayaan ku aadan colaadda dib uga soo cusboonaatay Deegaanka Tukeraq ee Gobolka Sool waxaana ay ka digeen cawaaqib xumada ka dhalan karto colaada Sokeeye.
Madaxda Soomaaliland iyo Puntland ayaa laga dalbaday in ay joojiyaan xiisadda ka taagan deegaanka Tukeraq ee gobalka Sool, sidoo kale odayaasha deegaanka iyo waxgaradka gobalkaasi ayaa laga codsaday in ay ka qayb qaataan xal u helidda colaadda ka taagan gobalka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.