Gudiga Anshaxa Jubbaland ayaa sheegay Inaysan Xildhibaan Axmed Taajir Xil Ka qaadin

axmed

War Qoraal ah oo ka soo baxday Xafiiska Madaxwaynaha jubbaland oo lagu sheegay inay kas oo baxaday gudiga Anshaxa ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa lagu sheegay in xasaanadii laga qaaday Xildhibaan Axmed Cabdi Xasan.

Hadaba Gudiga Anshaxa Jubbaland oo Gedotimes qadka taleefanka kula Xariirtay ayaa waxay u sheegeen inaysan jirin xildhibaan ay xilka ka qaadeen ee ay tahay waraaqda xilka looga qaadan Xildhibaan Axmed Taajir mid Madaxwaynaha Jubbaland uu Xafiiskiisa ku qoray.

Waxayna qaar kamida Xildhibaanada Jubbaland ay sheegay in loo baahan yahay in Jubbaland la bad baadsho oo dowlada Federaalka Iyo Bulshada Jubbaland usoo Gurmadaan.

Hoos ka aqriso warqadii Axmed Madoobe Qoray
jubalad

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.