Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: October 2017

deg

War Deg Deg ah:- Taliyihii Ciidanka Garoonka Magaalada Gaalkacyo oo la dilay

2nd October 2017 admin 0

Wararka laga helayo Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Gudaha Garoonka Magaalada Gaalkacyo lagu dilay Taliyihii Ciidamada Ammaanka Garoonka Diyaaradaha Gaalkacyo Col. […]

No Image

Daawo:Diyaaradihii Cadaado laga Joojiyey oo Caabudwaaq ku Qulqulaaya

2nd October 2017 admin 0

Dhawaan bay ahayd Markii Madaxwaynihii hore Galmudug oo xilka ka qaadeen Baarlamanka Galmudug Xaaf uu sheegay in Diyaarado imaan karin Magaalada Cadaado ee Xarunta ku […]

Wasaaradda Amniga oo ka hadashay Howlgalada ka socda magaalada Muqdisho.

2nd October 2017 admin 0

Afhayeenka Wasaarada amniga ee Xukuumadda Soomaaliya Axmed Maxamuud Sayid Carab oo lahadlay warbaahinta ayaa sheegay in ay ciidmada amaanka ee dawladda soomaliya ay laba jibaareen […]

Jubbaland iyo Al-Shabaab oo ku dagaalamay degmada Buur-dhuubo ee Gedo

2nd October 2017 admin 0

Ciidanka Daraawiishta maamulka Jubbaland iyo Kuwa Itoobiya ayaa weerar ku qaaday Dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab oo ku sugnaa duleedka degmada Buur-dhuubo ee Gobalka Gedo waxaana […]

Arday Banaanbax ay ku dalbanayaan in la isku furo Gaalkacyo maanta ka dhigay magaaladaas (sawiro)

2nd October 2017 admin 0

Boqolaal ka mid ah ardayda wax ka barata Iskuulada ku yaala Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka Mudug ayaa maanta banaanbax ka dhigay Bartamaha magaaladaasi waxayna […]

jim

Soomaaliyeey waa maxay dawlad? W/Q Cabdullaahi Jimcaale Faarax.

2nd October 2017 admin 0

Waa su,aal aan u qabay in aan wada fahansanahay laakiin ay igu dhalatay in an dadka su,aalo,marar badana la macneeyey inta wax akhritaana qoraal ku […]

Maamulka Jubbaland oo sheegay in ay baarayaan Duqeyn Diyaaradaha kenya ay ka fuliyeen Gedo.

2nd October 2017 admin 0

Maxamuud Sayid Aadan  Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Jubbaland oo la hadlay Saxaafada ayaa sheegay in dowladda iyo Maamulka Jubbaland ay baaritaan ku sameyn doonaan  duqeyn […]

No Image

Xildhibaanada Hirshabeele ayaa Casho sharax Usameeyey Madaxwaynaha Hirshabeele

2nd October 2017 admin 0

Xildhibaanada laga soo doorto Hirshabeele ayaa Casho sharax Usameeyey Madaxwaynaha Hirshabeele Maxamed Cabdi Awaare waxaana goobjoog ka aha Raysawasarihii Hore Soomaliya Nuur Cade, xildhibanada ayaa […]

No Image

Daawo:Shacabka Magaalada Qardho ayaa sheegay inaysan Haboonayn in lawareejiyo dekada Boosaaso

2nd October 2017 admin 0
dalxa

Dhageyso:Xildhibaan Dalxa oo ugu baaqay dowlada Soomaliya inay wax kaqabto Xaalada Galmudug

1st October 2017 admin 0

Magaalada Cadaado waxaa ka jira qalalaaso siyaasadeed kadib markii xildhibanada Barlamanka Galmudug xilka ka qaadeen Madaxwayanaha Galmudug taaso keentay iska inuu shaqeyn nwaayo maamulka Galmudug. […]

No Image

(DAAWO) wasiirka amniga xumada soomaaliya oo xilalkii ka qaaday taliyaal ciidan.

1st October 2017 admin 0

Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow oo Saxaafadda kula hadlay Magaalada Muqdisho Ee Caasimadda ayaa sheegay in Xilkii laga qaaday Saraakiil Ciidan islamarkaana Xabsiga […]

Wasiirka Amniga Soomaaliya oo Xilkii ka Qaaday Taliyaha Boliiska Iyo Nabad Sugida Xamar Wayne

1st October 2017 admin 0

Wasiirka Amniga Soomaaliya Maxamed Abuukar isloow Ducaale ayaa Goor dhaw shaaciyay in Xilkii Laga qaaday Taliyaasha Ciidamada Boliiska iyo Nabad sugida ee Degmada Xamar wayne. […]

Ciidamada Boliiska Soomaaliyeed Oo Soo Bandhigay Hub Iyo Maandooriye Kala Duwan {SAWIRO}

1st October 2017 admin 0

Ciidamada Booliska ayaa howlgallo ay ka sameeyeen degmada Dharkeynley kusoo qabtay , xashiish Taargoyinka gawaarida, bistoolado, iyo dareeska isticmaalan ciidanka dalka. Howlgalkaan ayaa waxaa fuliyay […]

(Dhageyso): Qabiir Dhanka Ammaanka Ah Oo Rajo Ka Muujiyey Waxqabadka Xerada Cusub Ee Turkiga Ka Furtay Muqdisho

1st October 2017 admin 0

Korneel Shariif Roobow oo ah qabiir dhanka ammaanka ah ayaa rajo wanaagsan ka muujiyey waxqabadka xerada cusub ee ciidan, taasi oo shalay dowladda Turkiga ka […]

Guddoomiye Cali Gacal Casir”Shacab Koofiyo loo galiyay ayaa Xilka iga qaaday

1st October 2017 admin 0

Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Galmudug Cali Gacal Casir oo la hadlay Saxaafadda ayaa ka horyimid Xilka qaadis uu sheegay in ay ku sameeyeen Dad Shacab ah […]

Posts pagination

« 1 … 28 29 30 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes