Arday Banaanbax ay ku dalbanayaan in la isku furo Gaalkacyo maanta ka dhigay magaaladaas (sawiro)

Boqolaal ka mid ah ardayda wax ka barata Iskuulada ku yaala Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka Mudug ayaa maanta banaanbax ka dhigay Bartamaha magaaladaasi waxayna dalbanayeen in la isku furo Magaalada ay Colaadda ragaadisay ee Gaalkacyo.

Magaalada ayaa u kala qeybsan labo maamul oo kala ah Galmudug iyo Puntland waxaana ay Ardeyda sheegayeen in ay doonayaan in Magaalada la isu furo.

Gaalkacyo waxaa ay kala xirantay markii uu billowday dagaalka sokeeye waxaana saameyn taban ku yeeshay colaadaha iyada oo maamullada Galmudug iyo Puntland ay halkooda ka sii wadeen kala xirnaanshaha.
Halkaan hoose ka daawo sawirada

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.