Daawo:Diyaaradihii Cadaado laga Joojiyey oo Caabudwaaq ku Qulqulaaya

Dhawaan bay ahayd Markii Madaxwaynihii hore Galmudug oo xilka ka qaadeen Baarlamanka Galmudug Xaaf uu sheegay in Diyaarado imaan karin Magaalada Cadaado ee Xarunta ku meel gaarka ah ee Maamulka Galmaudug.

Diyaaradihii Imaan Jiray Magaalada Cadaado ayaa waxaay u wareegeen Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud, Xayiraadaan ku timid Garoonka diyaaradaha Cadaado ayaa waxaa ka caraysiisey Bulshada ku dhaqaan Magaalada Cadaado.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.