Xildhibaanada Hirshabeele ayaa Casho sharax Usameeyey Madaxwaynaha Hirshabeele

Xildhibaanada laga soo doorto Hirshabeele ayaa Casho sharax Usameeyey Madaxwaynaha Hirshabeele Maxamed Cabdi Awaare waxaana goobjoog ka aha Raysawasarihii Hore Soomaliya Nuur Cade, xildhibanada ayaa u hambalyeeyey Madaxwayanaha Cusub waxayna sheegeen inay garab istaagan yihiin maamulka goboleedka Hirshabeele.

Madaxwynaha Hirshabeele ayaa kaga mahadceliyey Casha sharafka aya usameeyeyn xildhibanada Hirshabeele waxuuna sheegay inuu wax ka qabanayo baahiyaha kajira Hirshabeele.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.