Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: October 2017

deg

Caawa Baaris Xoogan oo Kasocota Magaalada Kismaayo iyo Shacab Badan oo lasoo dhoobay Barxada Magaalada

3rd October 2017 admin 0

Magaalada Kismaayo ee Xarunta ku meel Gaarka ah ee Maamulka Jubbaland ayaa Caawa waxaa kasocda Baarsi Xoogan sida ay sheegayaan dadwaynaha Magaalada Kismaayo, Kumanaan dadweynaha […]

No Image

Daawo:Maxkamadda Sare ee Galmudug ayaa Ayiday Xilal Ka Qaadista Madaxwaynaha Galmudug iyo Madaxda kale

3rd October 2017 admin 0

Dr Yaxye Shiikh Cali Maxamed Gudoomiyaha Maxkamadda sare ee maamulka Galmudug ayaa goor-dhaw soo saaray go’aanka ay Maxkamadda ka qaatay Khilaafka u dhaxeeya Madaxda Maamulkaasi, […]

janan

Axmed Madoobe iyo indhakoreey oo uu khilaaf adag soo kala dhex galay. “Akhriso”

3rd October 2017 admin 0

Wararka ka imaanayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in halkaasi uu gaaray Wasiirka amniga jubbaland cabdirashiid Indhakoreey. Indhakoreey ayaa kismaayo u tagay kulan uu layeelanayo axmed […]

camey

Dhageyso:Puntland oo ka Hor jeesatay Shirka ka dhacaya Magaalada Kismaayo

3rd October 2017 admin 0

C/Xakiin Cumar Cameey  Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland oo manta Saxaafada kula hadlay  Magaalada Garoowe ayaa sheegay in aysan Puntland ka qeyb gali doonin Shir […]

gaas

Suuq Casriya oo Laga Hirgaliyay Magaalada Boosaso

3rd October 2017 admin 0

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa magaalada Boosaaso xadhiga kaga jaray suuq ganacsi oo casri ah oo magaalada laga hirgelyey.

No Image

Jubbaland oo faah faahin ka bixisay Howlgallo amni xaqiijin ah

3rd October 2017 admin 0

Ciidamada Booliska maamulka Jubbaland oo garab ka helaya shacabka ayaa waxa ay wadaan Howlgallo amniga lagu xaqiijinayo, kuwaasi oo habeen iyo maalinba ka socda gobolka […]

No Image

Farmaajo oo ka hadlay khilaafaadka siyaasadeed ee xilligan dalka jira

3rd October 2017 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa ka hadlay khilaafaadka siyaasadeed ee xilligan dalka jira oo marba marka ka dambeysa kor u sii […]

Madaxweynaha Soomaaliya oo Maanta la filayo inuu u dhoofo Wadanka Suudaan

3rd October 2017 admin 0

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa Maanta lagu wadaa in ay u Ambabaxaan Magaalada Khartoum Ee Caasimadda Suudaan,waxaana la sheegay in […]

No Image

Kulan Ay Yeesheen Ardayada Waxkabarta Jaamacadaha Kenya

3rd October 2017 admin 0

Kulan aa isugu yimaadeen Ardayda wax ka barata jaamacadaha dalka Kenya ayaa ka dhacay Magaalada Nairobi, Kulankaan waxaa qabsoomidiisa qayb wayn kulahaa Sii hayaha Safaarada […]

Madaxweynaha Soomaaliya oo si Kulul uga hadlay Weerarkii Las Vegas

3rd October 2017 admin 0

Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya oo ku Qornaa Luuqada Engilsih-ka ayaa lagu cambaareeyay Weerarkii Shalay ka dhacay Magaalada Las Vegas ee Dalka Mareykanka […]

Ra’iisul Wasaare Kheyrre oo sheegay in 50 Milyan ay ka heleen Boqortooyada Saciidiga

3rd October 2017 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa Boqortooyada Sucuudiga uga mahadceliyey taageerada joogtada ah ee dib u dhiska dalka, gaar ahaan deeqda […]

cabdi

Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Oo sheegay in wadahadaladii Soomaaliland Somaliya lasoo Celiyo

3rd October 2017 admin 0
fiqi

DAAWO MUUQAALKA: AXMED MACALIN FIQI OO SI KULUL UGA HADLAY XAALADA GALMUDUG EEDEENA USOO JEEDIYAY DOWLADA SOOMAALIYA.

2nd October 2017 admin 0

Xildhibaan Axmed Macalin oo kamid ah Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ee Cadaado u tagay inay dhex dhexaadiyaan Madaxda is khilaafsan ee maamilkaas ayaa shacaa ka qaaday […]

deg

xildhibaanadii galmudug waan waanta u aaday oo walaac muujiyay, kuna soo laabtay muqdisho

2nd October 2017 admin 0

Xildhibaanadii labada Gole ee sheegay inay dhexdhexaadinta Madaxda Sare ee Galmudug u tageen magaalada Caado ayaa gacmo ku laabtay Magaalada Muqdisho. Xildhibaannadan oo uu hormuud […]

(DAAWO Muuqal & Sawiro):Madaxweyne farmaajo oo saxiixay xeerka isgaadhsiinta dalka.

2nd October 2017 admin 0

Waxaa Goor dhaw Madaxtooyada Soomaaliya laga saxiixay Xeerka isgaarsiinta dalka oo Mudo Hor yiilay Xildhibaanada. Dhawaan waxaa si rasmi ah u ansixiyay Xeerkaan Xildhibaanada Labada […]

Posts pagination

« 1 … 27 28 29 30 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes