Kulan Ay Yeesheen Ardayada Waxkabarta Jaamacadaha Kenya

Kulan aa isugu yimaadeen Ardayda wax ka barata jaamacadaha dalka Kenya ayaa ka dhacay Magaalada Nairobi, Kulankaan waxaa qabsoomidiisa qayb wayn kulahaa Sii hayaha Safaarada Dalka Kenya ay ku leedahaya Soomaliya ahna Qunsulka Cali Maxamed ShIiq Cali Bagadi.

Kulankaan waxaa looga hadlay caqabadaha iyo dhibka ay Soo wajahaan Ardayda wax kabarata Jaamacada Dalka Kenya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.