Farmaajo oo ka hadlay khilaafaadka siyaasadeed ee xilligan dalka jira

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa ka hadlay khilaafaadka siyaasadeed ee xilligan dalka jira oo marba marka ka dambeysa kor u sii kacaya.

Wuxuu sheegay Madaxweynaha in Siyaasiyiinta Soomaaliyeed looga baahan yahay in ay ka shaqeeyaan sidii loo heli lahaa Xasilooni Siyaasadeed iyo midnimada Ummadda Soomaaliyeed.

Madaxweyne Farmaajo ayaa waxa uu xusay in Beesha Caalamka iyo dowladdaha kale ee taageera Soomaaliya aysan muhiim ahayn in ay dhex dhexaadiyaan dadka Soomaaliyeed khilaafkoodana ay xaliyaan

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.