Jubbaland oo faah faahin ka bixisay Howlgallo amni xaqiijin ah

Ciidamada Booliska maamulka Jubbaland oo garab ka helaya shacabka ayaa waxa ay wadaan Howlgallo amniga lagu xaqiijinayo, kuwaasi oo habeen iyo maalinba ka socda gobolka Jubbada Hoose, gaar ahaan magaalada Kismaayo.

Taliyaha Ciidanka Booliska gobolka Jubbada Hoose Korneel Axmed Naasir ayaa sheegay in lagu qasban yahay habeen iyo maalinba in la wado howlgallada ka dhanka ah ururka Al-shabaab.

Wuxuu sheegay Taliyaha ujeedada howlgaladan in ay yihiin fulinta amarkii Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe).

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.