DAAWO MUUQAALKA: AXMED MACALIN FIQI OO SI KULUL UGA HADLAY XAALADA GALMUDUG EEDEENA USOO JEEDIYAY DOWLADA SOOMAALIYA.

fiqi

Xildhibaan Axmed Macalin oo kamid ah Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ee Cadaado u tagay inay dhex dhexaadiyaan Madaxda is khilaafsan ee maamilkaas ayaa shacaa ka qaaday inay arrintaan ka hadleyn Madaxweyne Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Fiqi ayaa sheegay inuu madaxweynaha u sheegay inuu arrintaan kala soo tashanayo dad ay wax kala dhaxeeyaan sida uu hadalka u dhigay Fiqi.

Hoos ka daawo:

https://youtu.be/1bTSKsQZvMY

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.