Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: September 2017

hub

Daawo:Ciidamada Badda Puntland Oo Gacanta Ku Dhigay Hub

23rd September 2017 admin 0
wariye

Nusoj oo 48 Wariye u qabatay tabar heerkiisu sareeyo oo ku saabsanaa xeerka saxaafada

23rd September 2017 admin 0

In ka badan 48 Wariye oo ka shaqeysa Warbaahinta Gudaha Muqdisho iyo Gobalada Somalia ayaa manta ka qeyb gashay Aqoon is weedaarsi la xiriira Cilmiga […]

xaaf

Xaaf oo xilka ka qaaday Taliyaha Nabadsugida Galmudug Kadib Markii uu taageeray Go’aankii Dowlada Somaliya iyo Madaxda Galmudug

23rd September 2017 admin 0

Warqad Laga Soo diray Imaaraadka Carabta ayaa lagu sheegay in Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Xaaf xilkii ka qaaday Taliyihii Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka u […]

wsiir

Daawo:Shir Lagaga Hadlayey Sidii Ciidamada Somaaliya U La Wareegi Lahaayeen Amaanka Dalka

23rd September 2017 admin 0

Madaxweyne Farmaajo oo Guddoomiyey Shir Ku Saabsan Dar-dar Gelinta Hawlaha Dib-u-eegista Dastuurka”Sawiro”

23rd September 2017 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Xarunta Madaxtooyada ku guddoomiyey shir ku saabsan dar-dar gelinta hawlaha dib u eegista dastuurka. Shirkan waxaa […]

No Image

Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay Guddiga Dastuurka iyo Wasiirada Maamul Gobolleedyada ee Arrimaha Dastuurka

23rd September 2017 admin 0

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Maanta Madaxtooyada Soomaaliya Kulan kala qaatay Guddiga Dastuurka Baarlamaanka iyo Wasiiradda Arrimaha Dastuurka u qaabilsan Maamul Gobolleedyada Dalka ka […]

No Image

Daawo:Khudbadii Raysawasaare Khayre ee soo Jiidatay indhaha Shacabka Soomaliyeed iyo kuwa caalamka

23rd September 2017 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Kheyre ayaa xalay khudbada dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyaay shirka Golaha Guud ee QM ee […]

sha

Shiiq Shaakir oo Booqday magalada Matabaan

23rd September 2017 admin 0

Madaxweynaha Maamulka Gobollada Dhex Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo maanta Booqasho ku tagay degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan ayaa halkaas kula hadlay dadka deegaanka. […]

jim

Dhalinta Soomaliyeed Dalkaaga Difaaco W/Q Jimcaale

23rd September 2017 admin 0

Cinwaanku waa qaylodhalaan,waa mid xambaarsan dereen wadaniyadeed,waa mid an wax ka qabasho mooyaane aan wax ka dhihid u baahnayn,sidaas awgeed baa u doortay in aan […]

Wasiirro ka tirsan Xukumadda Kheyyre oo Maanta hortagaya Xildhibaanada Golaha Shacabka

23rd September 2017 admin 0

Maanta oo Sabti ah waxaa Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ay yeelan doonaan Kulan ay Su’aalo ku weydiin doonaan Saddex Wasiir oo ka tirsan Xukumadda Soomaaliya. […]

No Image

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Wasiirada Arrimaha Dibadda Qadar iyo Imaaraadka

23rd September 2017 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa kula kulmay magaalada New York ee dalka Mareykanka Wasiirka arimaha dibada dalka isku taga Imaaradka Carabta oo […]

No Image

Ra’iisul Wasaare Kheyrre oo Dalbaday in Soomaaliya laga qaado Cuna-qabateynta Hubka

23rd September 2017 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre ayaa Qudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyay Shirka Guud Ee QM oo ka socda Magaalada New-york Ee Dalka […]

southafrica

Daawo:Maamulka Digmada Kismaayo oo Kawacday Dabdamis la’aan

23rd September 2017 admin 0
dalxa

Daawo:Maalinta Nabada Aduunka Oo Muqdisho Laga Xusay

23rd September 2017 admin 0
coldon

Daawo:Cabdimaalik Colodoon Oo Beeniyey In Dawlada Somaliya Xil U Magacawday

22nd September 2017 admin 0

Cabdi Maalik muuse Coldoon ayaa beeniyey warar laysla dhexmaraayey oo sheegaayey in Cabdi maalik Dowlada Soomaliya u magacawday Jago, abdi Maalik ayaa sheegay inaysan jirin […]

Posts pagination

« 1 … 7 8 9 … 31 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes