Xaaf oo xilka ka qaaday Taliyaha Nabadsugida Galmudug Kadib Markii uu taageeray Go’aankii Dowlada Somaliya iyo Madaxda Galmudug

xaaf

Warqad Laga Soo diray Imaaraadka Carabta ayaa lagu sheegay in Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Xaaf xilkii ka qaaday Taliyihii Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka u qaabilsanaa Galmudug, Taliyaha ayuu Madaxwaynaha Galmudug Xaaf ku edeeyey inuu lagarab saftay Dowlada Soomaliya iyo Madaxda Galmudg sida Madaxwayne Kuxigeenka iyo Gudoomiyaha Barlamanka Galmudg.

Waxaa Xusid Mudan in Madaxweyne Xaaf xilka ka qaadi karin Taliye Nabdsugida ee ay soo magacawday dowlada Federaalku Soomaliya.
xaaf

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.