Daawo:Cabdimaalik Colodoon Oo Beeniyey In Dawlada Somaliya Xil U Magacawday

coldon

Cabdi Maalik muuse Coldoon ayaa beeniyey warar laysla dhexmaraayey oo sheegaayey in Cabdi maalik Dowlada Soomaliya u magacawday Jago, abdi Maalik ayaa sheegay inaysan jirin wax jago ah o loo magacaabay waxuuna untaas ku daray inuu Xamir uga siii ambabixidoono safar uu kutagi doono dalalka Khaalijka iyo meelo kale oo la xariira Barmaamijka tabaruca.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.