Maqal Muuqaal iyo Sawiro:Layrarka kushaqeeya Cadceedo oo laga hirgaliyey Cabudwaaq

Masuuliyiin ka socotay Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad goboleedka Galmudug oo si wada jir ah u dhagax dhigay Wajigii labaad ee leyrarka ku shaqeeya Cad-ceeda oo laga hirgalinaya magaalada Caabudwaaq.




Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.