Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: September 2017

deg

Qarax Sababay Dhimasho iyo Dhaawac oo goor-dhaw ka dhacay deegaanka Ceelasha Biyaha.

4th September 2017 admin 0

Ugu yaraan 2 qof oo shacab ah ayaa ku dhintay qarax Miino oo maanta ka dhacay deegaanka Ceelasha Biyaha duleedka Magaalada Muqdisho waxaana sidoo kale […]

Gudiga doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle oo sheegay in uusan jirin Murashax iska diiwaan giliyay doorashada Hirshabeelle

4th September 2017 admin 0

Abuukar Xasan Cali Gudoomiye ku xigen Guddiga Doorashadda Hirshabeelle oo wareysi siiyay Idaacadda Kulmiye ayaa sheegay in uusan ilaa hadda Murashax Madaxweyne oo iska diiwaan […]

War Deg Deg:-Xarumaha Hir-shabeelle ee Beledweyne oo Lala Wareegay

4th September 2017 admin 0

Wararka ka imaanaya Magaaladda beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa ku waramaya Ciidamo malatariga Dowladda federaalka Soomaliya in ay la wareegeen xarumaha Maamulka Hir-shabeelle ee Magaaladaas. […]

Dr Axmed Cali Daahir oo Kulan La Qaatay Jaaliyadda Soomaliyeed ee Minneapolis+Sawirro

4th September 2017 admin 0

Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Soomaaliyeed Mudane Axmed Cali Daahir iyo Xog-hayaha guud ee Guddiga Difaaca ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya, Xildhibaan […]

Kuuriyada Koofureed iyo Mareykanka oo ka hadlay tijaabadii hubka Kuuriyada Waqooyi

4th September 2017 admin 0

Kuuriyada Koofureed ayaa sheegeysa inay tijaabisay gantaal iyadoo ka jawaabeysa tijaabadii hubka nukliyeerka ee Kuuriyada Waqooyi . Shiinaha iyo Ruushka ayaa iyaguna walaac ka muujiyay […]

In ka badan 90 qof oo Soomali ah oo ku go’doosan biyaha u dhaxeeysa Soomaaliya iyo Yemen

4th September 2017 admin 0

Doonidaan yar ayaa ah mid qaaa rakaab waxana cilad farsamo ay kula timid xeebaha u dhow Yemen iyadoo kusii jeeda mgaalada Cadan ee Koofurta Sudan […]

No Image

Daawo:Madaxwayne Gaas oo kawarbixiyey Socdaalak uu kujoogo sacuudiga

4th September 2017 admin 0
No Image

 Deegaanka Buulo-Gaduud oo saakay deggan

4th September 2017 admin 0

Wararka saakay Naga soo gaarayo deegaanka Buulo-Gaduud ee duleedka Magaalada Kismaayo ee Gobalka jubada Hoose ayaa soo sheegayo in saakay ay xaalada tahay mid dagan. […]

No Image

Masar oo ka hadashay weerarkii Buulo-Gaduud

4th September 2017 admin 0

war qorqal ah oo ka soo baxay Dowlada masar ayaa lagu cambaareeyay weerarkii dagaalamayasha Al-shabaab ay Shalay subax Ku qaadeen deegaanka Buulo-Gaduud ee duleedka Magaalada […]

No Image

Puntland ” waxaan qabanay dadkii diyaariyay Qaraxyadii ka dhacay Af-Urur”

4th September 2017 admin 0

Saraakiisha amaanka Maamulka puntland ayaa sheegay in ay soo qabteen shakhsiyaas la aaminsan yahay in ay diyaariyeen qaraxyadii maalintii Ciidda ee todobaadkaan ka dhacay deegaanka […]

qalbi dhagax

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay arinta l Qalbidhagax

4th September 2017 admin 0

Maamulka G.banaadir oo Sheegay in kooxaha burcada ah ay ula dagaalami doonaan sida al-shabaab oo kale.

4th September 2017 admin 0

Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir C\fitaax Cumar Xalane oo Wareysi siinayay Idaacadda Kulmiye ayaa waxaa uu sheegay in Laamaha Amaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka adkaadeen […]

No Image

Gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle oo ka hadlay cod sir ah laga duubay,laguna baahiyay Baraha Bulshada

4th September 2017 admin 0

Sheekh Cusmaan Barre  Gudoomiyaha Baarlamaanka ee Maamulka Hirshabelle  oo oo la hadlay warbaahinta ayaa waxaa uu si qoto dheer ugu hadlay Cod sir ah oo […]

Xildhibaano iyo Siyaasiyiin ku kala aragti duwanaaday arinta Qalbi

4th September 2017 admin 0

Qaar kamid ah xildhibaanada baarlamanka Soomaaliya ayaa siyaabooyin kala duwan kaga hadlay xiisadda la xiriirka C/kariin Sheikh Muuse Qalbi Dhagax. Xildhibaan  Maxamuud Abuukaate, oo kamid […]

No Image

Daawo:Siyaasi Salaan Cali Jeele Oo Ka Hadlay Dhiibitaanka Qalbi Dhagax

4th September 2017 admin 0

Posts pagination

« 1 … 26 27 28 … 31 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes