In ka badan 90 qof oo Soomali ah oo ku go’doosan biyaha u dhaxeeysa Soomaaliya iyo Yemen

Doonidaan yar ayaa ah mid qaaa rakaab waxana cilad farsamo ay kula timid xeebaha u dhow Yemen iyadoo kusii jeeda mgaalada Cadan ee Koofurta Sudan waxana ay ka amba baxday Somaaliya.

Saraakiisha degaanka ee Magaalada Cadan ayaa sheegay in donida lagu magacabo Asadudiin waxaana saaran 96 qof waxana ay kasoo amba baxeen magaalada Berbera ee Somaliland.

Dadkaan ayaa kusiijeeday magaalada Cadan inkastoo aan la sheegay ujeedka socdaalkooda iyadoo dalka Yemen wali ay dagalo sukeeye ka jiraan.

Doonidaan ayaa la tilmaamay inay ku go doonsan tahay meel fogaan 20meyl u jirta biyaha gobolka ee Yemen.

Ilo wareedyo ayaa sheegaya in doonidaan wali ay ku goodonsantaahay biyaha badda iyadoo laga baqdin qabo inay quusto waayo waxaanan daganeen xaalada badda oo hirarkeedu aad ay sareeyan

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.