Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: August 2017

Dawlada soomaaliya oo mab nuucday inay shaqalaha dawlada bangi dhexe u doontaan mushaarkooda.

29th August 2017 admin 0

Wasiirka wasaarada maaliyada xukumada fedraalaka soomaaliya cabdiraxman ducaale beyle oo maanta shir raa,id ku qabtay magaalada muqdisho ayaa sheegay in shaqalaha dawlada loo furo acouno […]

mii

Saddex caruur oo ku geeriyootay Gobolka Mudug

29th August 2017 admin 0

Saddex caruur ah ayaa lagu soo waramayaa inay ku geeriyoodeen degaanka Docolo-oomane ee gobolka Mudug, kadib markii ay miino ku qaraxday. Caruurtaan ayaa ku ciyaarayay […]

Madaxweynihii hore ee hirshabeelle oo maanta gaaray Baledweyne

29th August 2017 admin 0

Madaxweynihii maamulka Hirshabeelle ee ay xilka ka qaadeen Xildhibaanada maamulkaasi ayaa maanta gaaray Magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa waxaa la […]

Shacab Lagu Rasaaseeyay Duleedka Magaalada Gaalkacyo

29th August 2017 admin 0

Kooxo hubeysan ayaa weerar jidgooyo ah oo qasaaro dhaliyey ku qaaday gaari Rakaab ah oo marayey Duleedka Koofurta Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka Mudug sida […]

Akhriso:-Ciidamada Kenya oo Qarax Lagula Eegtay Magaaladda Mandheere

29th August 2017 admin 0

Ugu yaraan laba askari oo ka Tirsanaa Ciidamada Kenya  ayaa la dilay Isniintii markii lala eegtay qarax Miino oo la dhigay wadadeeda dhinaceeda magaalada Damasa […]

Dawlada Ethopia oo Ka Hadashay Qabashada Abdikarim Sheikh Muuse “Qalbi dhagax”

29th August 2017 admin 0

Wargeyska Ethiopian Observer ee kasoo baxa dalka ethopia ayaa daabacay in Dowladda dalkaas loosoo  gacan galiyay Hoggaamiyaha sare ee Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogaadeeniya (ONLF) Abdikarim […]

juxAA

Wasiir Juxa oo Ka Hadlay Amarkii Kasoo Baxay Raisulwasaare Kheyre

29th August 2017 admin 0

Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaliya Cabdi Faarax Juxa oo la hadlay warbaahinta ayaa ka hadlay go’aankii dhawaan kasoo baxay  ra’isulwasaaraha Soomaliya Xasan Cali Kheyre ee […]

Dowladda Soomaliya oo La Wareegtay Qalabkii Lagu Maamuli Lahaa Hawada

29th August 2017 admin 0

Wasiiru dowlaha Wasaaradda Gaadiidka, Cirka iyo Dhulka ee xukuumadda Soomaaliya Cabdi raxmaan Kulmiye Xirsi “Cabdiraxmaan Dheere” ayaa  sheegay in saraakiil ka socoto Hay’ada ICAO uu […]

No Image

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland isla markaana ah ku siisimaha madaxweynaha ayaa Shaqo joojin ku sameeyay Guddoomiyaha Gobolka Awdal Mustafe Cabdi Shiine

29th August 2017 admin 0

Wareegto ka soo baxday Madaxtooyada Somaliland islamarkaana uu ku Saxiixan yahay Madaxweyne Kuxigeenka Maamulka Somaliland ayaa lagu sheegay in Guddoomiyaha Gobolka Awdal uu Shaqadiisa Gudan […]

shil

Shil Gaari oo Sababay Dhimasho iyo Dhaawac ayaa ka dhacay Duleedka Magaalada Gaarisa ee Gobolka Waqooyi Bari Kenya,kadib markii ay isku dhaceen Labo Gaari oo kala ah Booyad iyo mid Rakaab siday.

29th August 2017 admin 0

Inta la Xaqiijiyay 9 Qof ayaa ku dhimatay Shilka Gaari,waxaana ku dhaawacmay in kabadan 20 kale. Gaariga Rakaabka ah ayaa la sheegay inuu ka baxay […]

Waqooyiga Kuuriya oo gantaal ay riday dul maray waqooyiga dalka Japan

29th August 2017 admin 0

Waqooyiga Kuuriya ayaa gantaal saacadihii la soo dhaafay ay riday dul maray hawada waqooyiga dalka Japan, kaasoo markii dambe ku dhacay Badda. Ciidamada Japan ayaa […]

Xassan cali Kheyre oo deg deg ugu yeeray Wasiirka Ganacsiga

29th August 2017 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa deg deg ugu yeeray inay Muqdisho ku soo laabato Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Khadra Axmed Ducaale oo safar […]

No Image

Daawo:Wasiirkii dekadaha oo Shir caalamiya kaga qayb galay jabuuti

29th August 2017 admin 0
No Image

Daawo:Raysawasaare khayre oo booqday dekada Muqdiho

29th August 2017 admin 0
lugahdeere

Nadaxwyane kuxigeen 2aad Jubbalabd ayaa goobwayn dhagax dhigay xarunta maamulka Goobwayn

28th August 2017 admin 0

Warka Kismaayo Madaxweyne Kuxigeenka Labaad Ee Maamul Goboleedka Jubaland Ayaa Deegaanka Goob-Weyn Ka Dhagax Dhigey Xarumo Ay Ku shaqeyn doonaan Maamulka Deegaankaasi. hoos kadaawo warbixintii […]

Posts pagination

« 1 … 3 4 5 … 30 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes