Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: July 2017

No Image

Daawo:Qaabkii udhacay Kulankii dhexmaray safiirka cusub ee Fransiiska iyo Madaxwaynaha Soomaliya

26th July 2017 admin 0
No Image

Daawo:Wasiirka maaliyadda Soomaliya oo saxiixay 1 Milyan oo dollar oo Lagu deeqay Soomaliya

26th July 2017 admin 0

Wasiirka maaliyadda xukuumadda Soomaaliya Dr C/axrmaan Ducaale Beyle ayaa kulankaan uu xafiiskiisa kula qaatay wafdigan ka socday Bankiga Aduunka oo uu hogaaminayay Hugh Ridell madaxa […]

jamaal

Wasaarada qorsheynta Soomaliya oo Muqdisho ku qabatay shirka dabagalka qorshaha Qaranka

26th July 2017 admin 0

Wasaaradaha qorsheynta Dowladda Soomaaliya iyo kuwa dowlad goboleedyada ayaa shir ku yeeshay magaalada Muqdisho kaasi oo looga hadlayo arrimaha dabagalka qorshaha qaran iyo xeer ka […]

puntland

Daawo: Bandhiga Waxqabadka Xukuumada Puntland Ee Kalsoonida Lagala Noqoday

26th July 2017 admin 0
councillor

Daawo:Musharax Maxamuud aadan Funan oo Ka codsaday Soomalida Nairobi inay codkiisa Siiyaan

25th July 2017 admin 0

Musharax Maxamuud aadan Funan oo ah nin dhalinyaro Soomali kenyaan ah Una Sharaxan Islii Counciller ayaa ka codsaday Soomalida degan Kenya inay Codkiisa siiyaan, Musharax […]

sha

Waxgaradka Xeraale Oo Sheegay Ehelusuna Ay Weerar Ku Qaaday Degmada Xeraale

25th July 2017 admin 0
lacag

Daawo: Ururka Ugargaar Dadkaaga Oo Kaalmo Lacaga Gudoonsiiyay Qayska Sahal Jaamac

25th July 2017 admin 0
muna

Dhageyso:Xildhibaan Muumino Sheekh Xasan oo Ku eddeysey Barlamanka somaliya Inay Jabiyeen Sharcigii iyo kala dambayntii

25th July 2017 admin 0

Dhawaan bay hayd markii Barlamanka Soomaliya ka Horyimaadeen Go’aan ay gartey Maxkamada Sarre ee soomaliya oo ahaa 8 Kursi oo kamaida Baarlamanka soomaliya in dib […]

xayd

Baaqii Bulshada Gobolka Gedo oo laga Soo jawaabay Xabsigana loo Taxaabay dadkii dilka Ugaystay Maxaabiista Degmada Baladxaawo

25th July 2017 admin 0

Maamulkii degmada Beledxaawo ee gobalka Gedo ayaa la xirxiray kadib dilal loo gaystay maxaabiis 4 ah oo ku xirnayd Xabsiga degmada Baladxaawo. Ciidamada Ammaanka ee […]

maxabis

Daawo:Bulshada Ku dhaqan Garoowe oo ku amaanay Dowlada soomaliya Maxaabiistii ay kasoo daysan Itoobiya

25th July 2017 admin 0
masjid

Daawo:Jamacada Plazma oo Tartan Quraan Aqris ah Qabatay Deeq waxbarasha siisey Ardaydii galay kaalmaha Hore

25th July 2017 admin 0
uk

Jaaliyada UK ee kasoo Jeeda Jubbaland oo Cambaareysey dilkii Maxabiista ee Kadhacay Baladxaawo

25th July 2017 admin 0

Jaaliyada Somaaliyeed ee ku nool wadanka Ingiriiska ee kasoo jeeda Maamul goboleedka Jubbaland ayaa si weyn uga naxday una cambaareesay dilkii loo gaystay 4 maxbuus […]

isbitaal

Daawo:Dowlada Talyaaniga oo deeq gaarsiisey Isbitaalka Martiini

25th July 2017 admin 0
kenya

Jaaliyada Kasoo Jeeda Gobolka Gedo ee Kusugan Kenya oo Cambaareyey Dilkii 4 Maxbuus ugeysteen Maamulka Baladxaawo

24th July 2017 admin 0

Shir dag daga oo iskugu Yimaadeen waxgaradka,dhalinyarada.aqoon yahadanada,Culimada iyo Haweenka kasoo Jeeda gobolka Gedo ayaa waxay Cambaareyn wayn usoo jeediyeyn Maamulka iyo Nabadsugida Baladxaawo oo […]

faysal

Xukuumada Somaaliland Oo Xabsiga Dhigtay Masuuliyiin Ka Tirsan Xisbiga Faysal Cali wareebe ee UCID

24th July 2017 admin 0

Posts pagination

« 1 … 4 5 6 … 20 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes