Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: June 2017

mayd

Daawo:Gabar 3 Jir Oo Gurigooda Laga Xaday, Ka Dibna Maydkeeda La Helay

28th June 2017 admin 0

Ilmahan yar meydkeeda ayaa la sheegay in laga soo qaaday meel aan ka fogeyn guriga qoyska ay ka soo jeedo, Ciidamda booliiska Laascanood ayaa helay […]

beer

Daawo:Shir Lagaga Hadlayo Wax Soosaarka Beeraha Oo Lagu Qabtay Muqdisho

28th June 2017 admin 0
canood

Dhageyso:Dawladda Somalia oo dagaal Balaaran ku qaaday Al- Shabaab

28th June 2017 admin 0

Ciidamada Milateriga Soomaaliyeed ayaa weerar ku qaaday tuulooyin ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe, waxaana dhexmaray ciidamada Soomaliya iyo Koodii Alshabaab dagaal culus oo dhinacyao badan […]

mar

Maqal iyo Muuqaal:Midowga Yurub ooWar kasoo saaray Markii Dabku ku qabsadey Xeebaha Puntland

28th June 2017 admin 0

Qarax weyn ayaa laga maqlay markab Marayay xeebaha Puntland ee Soomaaliya Waxaana la arkayay olol Weyn Oo Muddo socday, Markabkaan ayaa ahaa kuwa dagaalka lama […]

bosas

Daawo:Bosaaso Ururka Hoda oo ku baaqay in lacaawiyo Carurta Agoonta

28th June 2017 admin 0
gaas

Madawaynaha Puntland ayaa ka qayb galay Munaasabad qalan Jabin ah

28th June 2017 admin 0
geele

Dawlada Jabuuti Oo Xustay 40 Guuradii Ka Soo Wareegtay Markii Ay Xoriyada Qaadatay Faransiiska

27th June 2017 admin 0
No Image

Qiiqa iyo Uurda oo Cirka Isku Shareerey Dekada Berbera “Sawiro”

27th June 2017 admin 0

Wararka aan kahelayno magaalo xeebeedka Berbera ayaa sheegay inuu dab ka kacay dekada Berbera, Dabka ayaa ka kacay dekada Berbera qaybta la dhigo konteenarada Waxaana […]

No Image

Ceelwaaq:Qarax Hawada lagalay gadiidka Ciidmada Kenya

27th June 2017 admin 0

Wararka ka imaanayo Degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo ayaa waxa ay sheegayaan in kolonyo Gadiidka Ciidamada Kenya qarax Miino oo dhulka lagu aasay lagula beegsaday […]

No Image

Daawo:Gabar ka yaabsatey Bulshada Garoowe

27th June 2017 admin 0
No Image

Daawo:Xasilooni iyo Nabad galyo Laga dareemayo Degmada Garbahaarey

27th June 2017 admin 0

Magaalada Garbaarey ahna xarunta Gobolka Gedo ayaa maalin maalin kadambaysa horumar ka sameynaysa xaga Amniga waxaana soo badanayaa ganacsatada maal gashanaysa magaalada Garbaharey. Gudoomiyaha gobolka […]

masjid

Daawo:Magaalada Seattle oo si wayne looga ciiday

27th June 2017 admin 0
eid

Wax ka ogow siday uciideen Soomalida ku dhaqan Dalka Bageladesh

26th June 2017 admin 0
No Image

Muuqaal:Madaxweynaha Somaaliya Oo Cafis U Fidiyey Maxaabiis Ku Jirtay Xabisga Xamar

26th June 2017 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya  Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo ayaa Galabta Cafis u fidiyay 13 Maxbuus oo ku xirnaa Xabsiga Dhexe ee Xamar Munaasabadda Ciidda awgeed. Maxaabiista […]

No Image

Maqal Muuqaa Sawiro: Sidii looga Ciiday Magaalada Caabudwaaq

26th June 2017 admin 0

Magaalada Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud ayaa maantay laga Ciidey Ciidul Fidriga iyadoona Shalay laga soomanaa magaalada Caabudwaaq Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa warkaan kasoodiray Caabudwaaq

Posts pagination

« 1 2 3 … 19 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes