Muuqaal:Madaxweynaha Somaaliya Oo Cafis U Fidiyey Maxaabiis Ku Jirtay Xabisga Xamar

Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya  Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo ayaa Galabta Cafis u fidiyay 13 Maxbuus oo ku xirnaa Xabsiga Dhexe ee Xamar Munaasabadda Ciidda awgeed.

Maxaabiista Maanta uu cafiska u fidiyay  Madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa la sheegay in ay galeen dambiyada fud fud waxaana la sheegay ujeedka cafiska in uu yahay in waqtiga farxada maalmaha ciida iyo xuriyada ay la qaataan eheladooda iyo asxaabtooda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.