Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: June 2017

No Image

Maqal iyo Muuqaal:Xildhibaando Taageeray Waxqabadka Xuumada Soomaliya kan soo Horjeestey Kudlada Horisocod

30th June 2017 admin 0

Xildhibaando Ka Tirasan Barlamaanka Somaaliya ayaa Taageeray Waxqabadka Xuumada Soomaliya ee uu hogaamiya Raysawsaare Xasan Cali Khayre iyo mudadii ay Jirtay, Xildhibaanadaan kala ah Idiris […]

banan

Somaalida Ku Dhaqan Jarmalka Oo Mudahaarad ka horsameeyey Baarlamaanka

30th June 2017 admin 0

Somaalida Ku Dhaqan dalka Jarmalka Oo Mudahaarad ka horsameeyey Baarlamaanka Jermalka ayakoo cabanaya culays kaga yimid dowlada sidii loo aqbilahaa in soomliada lloogu fududayn lahaaa […]

canood

Dhageyso:Dowlada soomaliya oo Saldhig way ka qabsatey Alshabaab

30th June 2017 admin 0

Ciidmada Dowlada Soomaliya ayaa Lawareegay Saldhig ay ku laayeen duleedka Califood dheele Kooxda Alshabab saana waxaa sheegay Amaan duulaha ciidanka xooga Dalka Soomaliyeed Genraal Cali […]

ciro

Daawo:Gudoomiye Ciro oo Soomaliland Usheegay inaysan udiyaarsanayn Doorashad soo socota

30th June 2017 admin 0
puntland

Daawo:Natiijada Imtaxaanaadka Dugsiyada Puntalan Oo Lagu Dhawaaqay

30th June 2017 admin 0

Natiijada Imtaxaanaadka Dugsiyada Puntalan Oo ayaa looga Dhawaaqay Garoowe waxaana Goobjoog ka ahaa wasiirka waxabarshada Puntland.

taabit

Maqal iyo Muuqaa:Gudoomiyaha G Baanadir oo u istaagay Soocelinta Bilicda Muqdisho

29th June 2017 admin 0

Maamulka gobalka Banaadir ayaa howlo bur burin ah ka sameeyay qeyba ka mid ah Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Nuqdisho Gudoomiyaha Gobolka Baandir Taabit Cabdi Maxamed […]

No Image

Daawo:Dab qasaaro hantiyeed geystay ayaa ka kacay suuqa Degmadda Xamarweyne

29th June 2017 admin 0

Dabkaan ayaa ka kacay suuqa Xamarweyne magaalada Muqdisho Gaar ahaan Suuqa Dahablaha dabkaan ayaa gaystay qasaare Hantiyadeed goobta dabka ka kacay ayaa waxaa soo gaarey […]

far

Maqal iyo muuqaal:Booqashadii Wasiirka arimaha Dibada Dalka Noorwey iyo soomaliya oo Guul kusoo Dhamaaday

29th June 2017 admin 0

Madaxda ugu Sareysa Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Madaxwyane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Raysawasaare Xasan Cali Khayre ayaa xafiisyadooda ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Arrimaha Dibedda […]

toogasho

Guddomiyaha G Togdheer Oo Ka Hadlay Dilal isdab Jooda oo Kadhacay

29th June 2017 admin 0
gaas

Madaxwayne Gaas oo Go’aan sadey in Puntland La jaanqaado Caalamka

29th June 2017 admin 0

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta magaalada Garoowe ka dhagax dhigay wado laamiya taas oo wax ka badalaysa bilicda iyo horumarka Magaalada Garoowe, […]

xabsi

Muuqaal:Madaxweynaha Jubaland ayaa Cafis u fidiyey tiro maxaabiis ah

29th June 2017 admin 0

Tiro maxaabiis ah oo uu cafis u fidiyay madaxweynaha Jubaland ayaa laga sii daayay xabsiga dhexe magaalada ee xarunta kumeel gaarka ah maamulka jubbaland ee […]

No Image

Maqal iyo muuqaal:Waxgaradka beesha Cowlyahan ee kusugan Kismaayo oo lagu qasbay Inay difaacan AxmedMadoobe

29th June 2017 admin 0

Waxaa isi soo taraya eedeemaha loo soo jeedinayo Maamulka Jubbaland iyadoo lagu eedeynayo inay ku fashilmeen hawshii loo idmaday iyo musuq maasuq balaraan ee ku […]

wabi

Daawo:Qaabkii Loo Xaliyey Xaalada biyaha ee ka taagnayd Gabilay

29th June 2017 admin 0
No Image

Daawo:Qaabkii loo Dilay 8 kamida Ciidmada Kenya

28th June 2017 admin 0
bolis

Baydhabo:Maamulka Koonfur Galbeed oo Munaasibad Lagu Dhiirigalinayo Ciidamada

28th June 2017 admin 0

Maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxauu ku qabtay Magaalada Baydhabo Munaasabad lagu dhiiragalinaayo Ciidamada Booliiska ee maamulka Koonfur Galbeed, Munaasabadaan oo ay ka qayb galeen Maamulka […]

Posts pagination

1 2 … 19 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes