Muuqaal:Madaxweynaha Jubaland ayaa Cafis u fidiyey tiro maxaabiis ah

xabsi

Tiro maxaabiis ah oo uu cafis u fidiyay madaxweynaha Jubaland ayaa laga sii daayay xabsiga dhexe magaalada ee xarunta kumeel gaarka ah maamulka jubbaland ee Kismaayo, waxaana cafiskaas ku dhawaaqay madaxwyne kuxigeenka koowaad ee maamulka jubbaland Maxamuud Sayid Aadan maalintii Ciida ahayd.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.