Maqal iyo muuqaal:Waxgaradka beesha Cowlyahan ee kusugan Kismaayo oo lagu qasbay Inay difaacan AxmedMadoobe

Waxaa isi soo taraya eedeemaha loo soo jeedinayo Maamulka Jubbaland iyadoo lagu eedeynayo inay ku fashilmeen hawshii loo idmaday iyo musuq maasuq balaraan ee ku kacay Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Madoobe.

Wax garadka beesha Cowlyahan ee ku sugan Nairobi ayaa ku eedeyey maamulka Jubbaland inay ka gaabiyeen sidii Alshabab looga saari lahaa deeganada ay dagaan, Arintaas badalkeeda Madaxwynaha Juubaland Axmed madoobe ayaa soo abaabuley qaar kamida wax garadka iyo wasiiro kasoo jeeda beeh Cowlyahan inay ujawaabaan eedeemaha ay usoo jeediyeen waxgaradka Cowlyahan ee kusugan Nairobi kenya.

Hoos kadaawo


Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.