Madaxwayne Gaas oo Go’aan sadey in Puntland La jaanqaado Caalamka

gaas

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta magaalada Garoowe ka dhagax dhigay wado laamiya taas oo wax ka badalaysa bilicda iyo horumarka Magaalada Garoowe, Madaxwynaha Puntland ayaa horey usheegay inuu wax wayn ka qabanayo dhismaha wadooyinka Puntaland si wadanku ugu tilaabsado horumar.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.