Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: May 2017

cadado

Daawo:Madaxweyne Yaasha Galmudug, Jubaland Iyo Puntland Oo Socod Lug Ah Ku Soo Maray Magaalada Cadaado

30th May 2017 admin 0

Madaxwaynayaasha Maamul goboleedyada C/wali Maxamed Cali Gaas Madaxweynaha Puntland,Axmed Ducaale Geelle Madaxweynaha Galmudug iyo Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe Madaxweynaha Jubbaland ayaa Maanta Kormeeray qeybo […]

No Image

Caabudwaaq:Wafti kasocda Dowlada Soomaliya oo Kormeer ku tagay Jamacada Galgaduud “Sawiro”

30th May 2017 admin 0

Waxaa Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud gaaray wafti kasocda Dowlada Federaalka ah ee Soomaliya oo isugu Jiro Xildhibaano,Wasiir Dowlo waxbarashada,Gudoomiyaha Jamacada Umada iyo Madax kale […]

No Image

Diyaarad Goor Dhow ku Burburtay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho “Sawiro”

30th May 2017 admin 0

Diyaarad ay leedahay Shirkadda Bancroft oo AMISOM ka taageerta Amniga iyo Dhaqaalaha ayaa la sheegay in Goor Dhow ay ku Burburtay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde […]

maxaabiis

Daawo:Dhalinyaro Soomaaliyeed oo Xabsiyada dibada kuxiran oo Baaq u diray dowlada Somaliya iyo shacabkeeda

30th May 2017 admin 0

Waxaa Xabsiyada dalka dibadiisa ah ku jira dhalin yaro Soomaliyeed oo Boqolaal kor udhaafay kuwaas oo dhibaato xun ku haysato xabsiyada dibada ayakoo mararka qaarkood […]

bara

Garbahaarey Barakacayaasha Xerada Badbaado oo codsaday in la caawiyo

30th May 2017 admin 0

Barakacayaasha ku nool xerada Bad baado ee Garbaahrey ayaa codsadey in gar gaar dag daga lala soo gaaro madaama ay xaalad aad u adag ku […]

qamro

Ciidanka Nabadgelyada Puntland oo howlgal ka sameeyey Magaaladda Waxaa soo qabteen Khamri nooca Macm

30th May 2017 admin 0
No Image

Khudbadii Madaxwaynaha Jubbaland Uu ka Jeediyey Caleema Saarkii Madaxwaynaha Galmudug

29th May 2017 admin 0
No Image

Khudbadii Madaxwaynaha Puntland Uu ka Jeediyey Caleema Saarkii Madaxwaynaha Galmudug

29th May 2017 admin 0
No Image

Khudbadii Gudoomiyaha Gobolka baanadir Uu ka Jeediyey Caleema Saarkii Madaxwaynaha Galmudug

29th May 2017 admin 0
No Image

Khudbadii Madaxwaynaha Soomaliya Uu ka Jeediyey Caleema Saarkii Madaxwaynaha Galmudug

29th May 2017 admin 0

Madaxwayanaha Soomaliya Maxamed Cabdul;aahi Farmaajo ayaa waxuu ka qayb galay caleema saarkii madaxwaynaha Galmudug waxaanu xafladaas ka soo jeediyey qudbad mahiima oo uu kaga hadlay […]

No Image

Muuqaal:Muqdisho=Golaha Wasiirada Somaliya Oo Kulan Yeeshay

29th May 2017 admin 0

Xubnaha golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan aan caadi aheyn oo uu shir-guddoominayey Ra’iisal Wasaare Ku xigeenka Xukuumada Mudane Mahdi Maxamed […]

qarax

Muqdisho=Qarax Lala Beegsaday Gawaarida Amisom

29th May 2017 admin 0

Ciidamada amisom oo usoo socday Magaalada muqdisho ayaa qarax lagula eegtay duleedka Magaalada Marka qaraxaan ayuu qabsadey gaari kamida kuwa ay wateen ciidmada Amisom waxaana […]

councillor

Sii Codkaaga Councillor Hon Maxamed Aden Funan oo Utaagay Eastleigh North Kamukunji

29th May 2017 admin 0

Hon Maxamed Aden Funan ayaa waxuu utaagan yahay inuu Noqodo Councillor Eastleigh North Kamukunji ee doorashada dhacaysa Bisha Agoosto ee sanadkaan 2017, Hon Maxamed Aden […]

cadado

Madaxda Maamul Goboleedyadda iyo Wakiilka QM oo Gaaray Cadaado iyadoo Madaxwaynaha Soomaliya Hawada kusoo jiro

29th May 2017 admin 0

Madaxweynayaasha Puntland,Jubbaland, Michal Keating , iyo Madaxweyne ku xigeynka Hirshabeelle oo gaaray Cadaado waxaana Socdaalkooda ku wehliya Xubno ka tirsan Golayaasha Maamuladaasi. Madaxdaan ayaa ka […]

ramadan

Muuqaal:Faa’iidada Bishan Ramadaan

29th May 2017 admin 0

Posts pagination

« 1 2 3 … 22 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes