Khudbadii Madaxwaynaha Soomaliya Uu ka Jeediyey Caleema Saarkii Madaxwaynaha Galmudug

Madaxwayanaha Soomaliya Maxamed Cabdul;aahi Farmaajo ayaa waxuu ka qayb galay caleema saarkii madaxwaynaha Galmudug waxaanu xafladaas ka soo jeediyey qudbad mahiima oo uu kaga hadlay mahiimada ay leedahay dib u heshiisiinta,Cadalada iyo in bulshada loo adeego si ay horumar u gaarto.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.