Sii Codkaaga Councillor Hon Maxamed Aden Funan oo Utaagay Eastleigh North Kamukunji

councillor

Hon Maxamed Aden Funan ayaa waxuu utaagan yahay inuu Noqodo Councillor Eastleigh North Kamukunji ee doorashada dhacaysa Bisha Agoosto ee sanadkaan 2017, Hon Maxamed Aden Funan ayaa balan qaaday hadii ku soo baxo doorashadaan inuu wax badan uqaban doono Bulshada Eastleigh iyo buslahada Soomaliyeed.

Hadaba Waxaa Laga Cosanaya Bulshada Eastleigh North Kamukunji inaad isu soo baxadan oo Codkiina siisaan Councillor Hon Maxamed Aden Funan

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.