Muqdisho=Qarax Lala Beegsaday Gawaarida Amisom

qarax

Ciidamada amisom oo usoo socday Magaalada muqdisho ayaa qarax lagula eegtay duleedka Magaalada Marka qaraxaan ayuu qabsadey gaari kamida kuwa ay wateen ciidmada Amisom waxaana ku dhintay hal askari oo ka tirsan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.