Madaxda Maamul Goboleedyadda iyo Wakiilka QM oo Gaaray Cadaado iyadoo Madaxwaynaha Soomaliya Hawada kusoo jiro

cadado

Madaxweynayaasha Puntland,Jubbaland, Michal Keating , iyo Madaxweyne ku xigeynka Hirshabeelle oo gaaray Cadaado waxaana Socdaalkooda ku wehliya Xubno ka tirsan Golayaasha Maamuladaasi.
Madaxdaan ayaa ka qeyb galaysa Xafladda Caleema-saarka Madaxweynaha Dowladd goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) oo maanta ka dhacaysa Magaaladas, Dhanka Kale wafdi uu Hogaaminayo Madaxweynaha Soomaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa in soo gaaraan Magaalada Cadaado si ay kaga qeyb galaan caleema-saarka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.