Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: February 2017

Wadooyinka Muqdisho oo Cidlo ah iyo Cidamo Badan oo lagu daadiyey

7th February 2017 admin 0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa amar ku bixiyey in Magaalada Muqdisho la Xiri doono Maalmaha kala ah Talaadada iyo Arbacada oo Berri ah […]

No Image

Magaalada Boosaaso ayaa waxaa ka soconaya dadaalo loogu gurmanayo dadka ay abaaruhu saameeyeen ayado

7th February 2017 admin 0
galyr

Madaxwayanaha Mamaulka Khaatumo oo ka hadlay Safarka Jabuuti iyo dhacdadii ku qabsatay

7th February 2017 admin 0
southafrica

Daawo: Dab ka kacay suuqa weyn ee xerada Xagardheer ee dalka Kenya

7th February 2017 admin 0

Fiiro:Kursigii ugu dhib badanaa doorashada Barlamaanka Soomaliya oo Kismaayo Lagu gabagabeeyey

7th February 2017 admin 0
dorasho

Gudiga anshaa doorashada soomaliya ayaa sheegay ineey ka hortagayaan musuqnaasuq ka dhaca doorashada

7th February 2017 admin 0

Duulimaadyada Diyaaradaha Muqdisho Imaanayo 8-da Bisha oo doorashada dhacayso ayaa lajoojiyey

6th February 2017 admin 0

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Dowladda Soomaaliya Cali Axmed Jaamac Jangali ayaa sheegay in Dowladda Federaalka ay Joojisay dhamaan Duulimaadyada Magaalada Muqdisho 8-da Bisha oo […]

muqdisho

Muqdisho: Naafada ayaa ku Baaqay in loo ogolaado inay isticmaalan Mootoyinkooda Madama ay Noloshooda kuxiran Tahay

6th February 2017 admin 0

Naafada Kunool Magaalada muqdisho ayaa dhib kasoo gaaray wadooyinka xiran sababatoo ah lugay ku lugeeyaan ma lahan waxayna noloshoodu ku xiran tahay mootoyinka ay ugu […]

250,000 Shirkada Golis Oo Deeq Lacag ah Ku Wareejisay Guddida Abaaraha

6th February 2017 admin 0

Shirkadda Golis Telecom ayaa maanta ku wareejisay guddiga Abaaraha Puntland Lacag gaaraysa labo boqol iyo konton kun oo dollar ($250,000) taas oo loogu talagalay dadka […]

No Image

Daawo:Bananbax Looga soo horjeedo Saldhigii Booliska oo La iibshey

6th February 2017 admin 0
galyr

Daawo: Xukumadda Soomaaliland Oo Soo Dhawaysay Hogaamiyaha Khaatumo Cali Khaliif

6th February 2017 admin 0

Maxaad kala socotaa cidda uu yahay cadowga koowaad ee wariyaasha madaxa banaan ee jubaland

6th February 2017 admin 0

Madaxda ururka saxafiyiinta madaxa banaan ee jubaland ee ( jija ) ayaa in muddo ah wadey sidii wariyaasha madaxa banaan ee jubaland loo kaabi lahaa […]

jim

Masuuliyaddaro iyo rajoxumo labada gole laga dheehday saddexdii maalmood ee dooda musharaxiinta madaxweynaha ay socotay(aqalka sare iyo golaha shacbiga).

6th February 2017 admin 0

Waxaa in dhaha shacbiga Soomaaliyeed arkayeen in ayyan u ekeen xildhibaanada qaarkood kuwa xambaarsan masuuuliyada qaranka iyo shacbiga,waxay iloowsanayeen in ay hor fadhiyaan shaashad ummadda […]

dolow

Macalimiinta Gobolka Gedo oo Tababar uga furmay Degmada Doolow ee gobolka Gedo

6th February 2017 admin 0
xared

Maqal iyo Muuqaal:Xildhibaanada Galmudug oo kawarbixiyey qaabkii iyaga iyo g/kixigeenka Loo soo Celiyey

6th February 2017 admin 0

Wafdi uu Hogaaminayay Guddoomiye Kuxigeenka Koowaad ee Baarlamaanka Galmudug Xareed Cali Xareed oo ka duulay Garoonka Aadan Cadde loo diiday in ay ka degaan Garoonka […]

Posts pagination

« 1 … 15 16 17 … 21 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes