Muqdisho: Naafada ayaa ku Baaqay in loo ogolaado inay isticmaalan Mootoyinkooda Madama ay Noloshooda kuxiran Tahay

muqdisho

Naafada Kunool Magaalada muqdisho ayaa dhib kasoo gaaray wadooyinka xiran sababatoo ah lugay ku lugeeyaan ma lahan waxayna noloshoodu ku xiran tahay mootoyinka ay ugu kala gooshaan magaalada muqdisho gudaheeda waxayan ka codsadeen dowlada in arinta naadafada wax laga qabto.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.