Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: December 2016

Siyaasiyiin si adag oga Hadlay Go’anadii madasha qaranka ee kusaabsanayd Doorashada

28th December 2016 admin 0

Siyaasiyiintaan War saxaafadeed ay ku saxiixnaayeen Musharaxiinta Madaxweynaha sida C/raxmaan C/shakuur, C/qaadir Cosoble, Jibriil Ibraahim Cabdulle, Saciid C/llaahi Dani, Maxamuud Axmed Tarsan iyo Maxamed Cali […]

Alshabaab oo dib ula Wareegey Degaanka Moqokori ee Gobolka HIiraan

28th December 2016 admin 0

Ciidamada Dowladda Soomaaliya ay Saakay halkaas iskaga baxeen oo ay aadeen dhanka Magaalada Baledweyne, Degaanka Moqokori oo ay Al-shabaab Maamulayeen Mudooyinkii Dambe Lama Oga Sababta […]

bar

Daawo: Gudoomiyaha Kuumeel Gaarka Baarlamaanka Cusub Ee Somaliya Oo Ka Hadlay Xiliga Doorashada Madaxtinimada

28th December 2016 admin 0
isbitaal

Maamulka Degmada Beledxaawo ee Gobolka Gedo oo xarigga ka jaray xaruumo caafimaad

28th December 2016 admin 0

Maamulka Degmada Beledxaawo ee Gobolka Gedo ayaa deegaamada kamid yihiin Buula’amiin iyo Malkahaarey kafuray xarumo caafimaad oo bulshada ay baahi wayn uqabeen xarumaha Mchka ah […]

arday

Garbaharey ayaa horumar kasameysey xaga Waxbarashada iyo Tacliinta

28th December 2016 admin 0

Magaalada Garbahaarey ee gobolka Gedo ayaa waxa kusoo badanayaa goobaha wax lagu barto sida iskuulada mid hoose iyo mid sareba, Bulshada garbaahreey ayaa aad u […]

bara

Dadka qaxootiga ku nool xirada kambicows ayaa diiden amar ka soobaxay hey’ada UNHCR

28th December 2016 admin 0
rashin

Garoowe= Deeq Raashina Oo Loo Qaybiyay Dadkii Ay Abaartu Saamaysay

28th December 2016 admin 0

Soomaliya waxaa kajira abaar dadkii iyo duunyadiiba dhib ku hayso madaama roobabakii lasugaayey lawayey, raashin ay soo dhiibeen jaaliyada dibada ayaa loo qaybiyey dad dan […]

Fiirsi:Muqdisho= Beesha Caalamka Oo Walaac Kamuujisay Go’aankii Madasha Wadatashiga

28th December 2016 admin 0
mareeye

Daawo: Boqor Maxamed jaamac ayaa eedeyn usoo Jeediyey Wasiir Mareeye oo Musuq Maasuq kusoo baxay

28th December 2016 admin 0

Fiirso:Somaliland Oo Faahfaahisay Heshiis Ay Khaatumo Kula Gaareen Dalka Ethiopia

28th December 2016 admin 0
bar

Daawo:Qaabkii ay udhacday Dhaartii Xildhibaanada Soomaliya Video+Sawiro

27th December 2016 admin 0

Xafladda lagu maamuusaayo dhaarinta xildhibaanada cusub ee baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka dhacday magaalada Muqdisho,gaar ahaan dugsiga Booliiska ee Jeneraal Kaahiye, Madaxda dowladdaSoomaaliya, kuwa maamul […]

deg

Baarlamaanka Soomaaliyeed oo yeeshay Guddoomiye ku meel Gaar ah

27th December 2016 admin 0

Munaasabadda dhaarinta ayaa sheegaya in la soo gabagabeeyay dhaarinta xildhibaanada labada aqal, waxaana kadib Xubnaha la dhaariyay u doorteen Shir gudoonka ku meel gaarka ah […]

Xafladda dhaarinta xildhibaanada cusub oo ka socota Muqdisho

27th December 2016 admin 0

xaflada dhaarinta xildhibaanada cusub ee baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa saaka ka socota magaalada Muqdisho taasoo lagu qabandoona dugsiga sare ee booliiska. Xaflada dhaarinta xildhibaanada cusub […]

Madasha Hoggaamiyeyaasha Qaran oo go’aan ka gaaray kuraasta khilaafka ka taagnaa

27th December 2016 admin 0

Madasha Hoggaanka Qaran (MHQ) ayaa kulan ku yeelatay magaalada Muqdisho 25 – 26 Disembar 2016-ka. Kulankan wuxuu daba socday kullankii madasha ee lagu qabtay magaalada […]

dagaal

Dagaal Ka Bilowday Duleedka Kismaayo oo Udhaxeeya Shabab iyo Ciidamada Jubbaland

27th December 2016 admin 0

Dagaal xoogan oo u dhaxeeya dadka xoolo dhaqatada ah, iyo Ciidamada Maamulka Jubba-land oo iskaashanaya iyo Shabaab ayaa kabilowday Galbeedka Magaalada kismaayo ee caasimada KMG […]

Posts pagination

« 1 2 3 4 … 22 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes