Dagaal Ka Bilowday Duleedka Kismaayo oo Udhaxeeya Shabab iyo Ciidamada Jubbaland

dagaal

Dagaal xoogan oo u dhaxeeya dadka xoolo dhaqatada ah, iyo Ciidamada Maamulka Jubba-land oo iskaashanaya iyo Shabaab ayaa kabilowday Galbeedka Magaalada kismaayo ee caasimada KMG ee Maamulka Jubbaland, Dhaqdhaqaaq Ciidan ay sameynayaan Ciidamada Maamulka Jubba-land ayaa haatan laga dareemayaa Gudaha Magaalada Kismaayo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.