Jimciyda Salaam ayaa deeq raashin ah u qaybisay dadka abaartu saamaysau ee gobolka Sanaag

rashin

Jimciyda Salaam ayaa deeq raashin ah u qaybisay dadka abaartu saamaysau ee gobolka Sanaag deeqdaan waxa soo diray Jaaliyada soomaliyeed ee Denmark waxaana loo qaybiyey dad badan oo baahi wayn uqabay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.