Baarlamaanka Soomaaliyeed oo yeeshay Guddoomiye ku meel Gaar ah

deg

Munaasabadda dhaarinta ayaa sheegaya in la soo gabagabeeyay dhaarinta xildhibaanada labada aqal, waxaana kadib Xubnaha la dhaariyay u doorteen Shir gudoonka ku meel gaarka ah ee labada aqal, waxaana loo doortay labada xildhibaan ee ugu da’da weyn Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Aqalka Sare iyo Aqalka Hoose.

Baarlamaanka Cusub ee Maanta la dhaariyay ayaa Doortay Guddoomiye KMG ah oo Xilka sii hayn doona inta la dooran doono Guddoomiyaha Baarlamaanka Aqalka Hoose,waxaana noqday Cismaan Cilmi Boqore oo hadda ah Shaqsiga ugu da’da weyn Xubnaha Aqalka Hoose.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.