Xafladda dhaarinta xildhibaanada cusub oo ka socota Muqdisho

xaflada dhaarinta xildhibaanada cusub ee baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa saaka ka socota magaalada Muqdisho taasoo lagu qabandoona dugsiga sare ee booliiska.

Xaflada dhaarinta xildhibaanada cusub ee baarlamanka ayaa lagu wadaa iney goob joog ka noqdaan madaxda dowladda, kuwa maamulgoboleedyada iyo wakiillo ka socda beesha caalamka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.