Alshabaab oo dib ula Wareegey Degaanka Moqokori ee Gobolka HIiraan

Ciidamada Dowladda Soomaaliya ay Saakay halkaas iskaga baxeen oo ay aadeen dhanka Magaalada Baledweyne, Degaanka Moqokori oo ay Al-shabaab Maamulayeen Mudooyinkii Dambe Lama Oga Sababta keentay in Degaan Shalay soo galay gacanta Ciidamada Dowladda haddana ay iskaga baxaan Saakay waxaana dhowr Jeer Ciidamada Dowladda ay iskaga baxeen Degmyooyin iyo degaano ay horay u haysteen Markii ay isaga baxeen Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya deegaankaasi Moqokori ayaa waxaa dib ula wareegay gacan ku heynta halkaas Xarakada Al Shabaab.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.