Maamulka Degmada Beledxaawo ee Gobolka Gedo oo xarigga ka jaray xaruumo caafimaad

isbitaal

Maamulka Degmada Beledxaawo ee Gobolka Gedo ayaa deegaamada kamid yihiin Buula’amiin iyo Malkahaarey kafuray xarumo caafimaad oo bulshada ay baahi wayn uqabeen xarumaha Mchka ah ayaa wax waybn ka qabanaya baahiyihii ay dadku uqabeen adeega caafimaadka.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.