Garbaharey ayaa horumar kasameysey xaga Waxbarashada iyo Tacliinta

arday

Magaalada Garbahaarey ee gobolka Gedo ayaa waxa kusoo badanayaa goobaha wax lagu barto sida iskuulada mid hoose iyo mid sareba, Bulshada garbaahreey ayaa aad u amaanay heerka wax barasho ee Garbaarey iyadoo marxalado kala duwan soo martey.
Iskuulka Al-anwar ayaa kamida iskuulada wax laga barto waxauuna ka kooban yahay dugsiga hoose iyo kan sarre tayada waxbarashada iskuulkaan ayaa ah mid aad usareysa.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.