Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: December 2016

No Image

Tuulooyinka udhaw degmada Caabudwaaq oo Biyo dhaamis laga sameeyey

6th December 2016 admin 0

deegaanada soomaaliya waxaa kajira abaar xoogan gaar ahaan tuulooyinka udhaw degmada Caabudwaaq hay’ada Alraxma ayaa biyo gaarsiisey degaanada Libaax seexay Shiilamadow dadkaas oo baahi wayn […]

Daawo: Musharaxada Faadumo Cali Oo Dhaliishay Doorashadii Cadaado

6th December 2016 admin 0
deg

Nadiifa Jaamac Faarah oo ku guuleystay kursigii bah darandoole

6th December 2016 admin 0

Doorasha aqalka hoose ee ka socota magaalada Cadaado ayaa saaka lagu doortay xildhibano Xildhibaannada saaka ku soo baxay dooralshadaasi ayaa kala ah C/xakiin Macalin Axmed,Cali […]

Gudiga Abaaraha Khaatumo ayaa kormeerey deeganada gobolka sool ee abaaruhu kajiraan

6th December 2016 admin 0
jim

Xassan sheikh Maxamuud sow Mucjiso maaha(Isn’t Xassan Mohamuud ridiculous?

6th December 2016 admin 0

Markii aan fiiriyey damaca, habdhanka siyaasada,maamulka ku salaysan musuqmaasuqa iyo indha adayga uu bulshada la soo horistaago ,ayaa waxaa igu soo dhacay shaqsiyaad mucjiso ahaa […]

southafrica

Daawo:Guri Kuyaala Wajaale oo dab Qabsadey kaas oo shacabku dameyeen

6th December 2016 admin 0
bara

dadka reer guuraaga ah ee ku dhaqan deegaamada gobolka sanaag oo ay saamaysay abaartu ayaa ku baqay in lacaawiyo

6th December 2016 admin 0
usa

Daawo:Safaarad Maraykana oo Been abuura oo kafurnayd Dalka Ganna laqabtey

6th December 2016 admin 0
No Image

Jaaliyada gobolka sanaag ee degan Uk oo deeq lacageed soo gaasiiyey maamulka gobolka sanaag

6th December 2016 admin 0

Deeq lacageed oo loogu talagalay dadka soomaliyeed oo abaruhu sameeyeen ee kusugan gobolka sanaag oo dhan 9400 dollaar waxaana soo dhiibay gabdhaha reer sanaag ee […]

koleejka

Waxaa si xawliya kusocda dhismaha kuleejka Agoonta Caabudwaaq “Video + Masawiro”

5th December 2016 admin 0

Dhaweyn bay ahayd markii ladhagax dhigay kuleejka agoonta Degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud oo dhisayaan qurbajoogta iyo soomali badan oo wanaaga jecel, waxaa meel gabo […]

markab

Markab si sharci darro ah uga kaluumeeysanayay bada soomaliya Oo laqabtey

5th December 2016 admin 0

Wasiir ku xigeenka Kaluumeyisga Siciid Jaamac Max’ed Qaalib ayaa sheegay in gacanta lagu soo dhigay markab si sharcidaro ah uga kaluumeysanayay xeebaha Soomaaliya, Wuxuu sheegay […]

Madaxwaynaha Somaliya Oo Kismaayo Lagusoo Dhoweeyay “Video +Cod”

5th December 2016 admin 0

Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa Maanta gaaray Magaalada Kismaayo Ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose waxaana halkaas ku soo dhaweeyay Madaxda Maamul Goboleedka […]

Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray Magaalada Kismaayo

5th December 2016 admin 0

Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa Maanta gaaray Magaalada Kismaayo Ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose waxaana halkaas ku soo dhaweeyay Madaxda Maamul Goboleedka […]

nabadey

Dhagesyo:Xiririyaha Gudiga Nabadaynta Caabudwaaq C/Laahi Faarax Bille oo Kawarbixiyey Siday ugu guuleysteen Nabdeynta Caabudwaaq

5th December 2016 admin 0

Dhawaan bay ahayd markii shaqaaqo kadhacday degmada Caabudwaaq taas oo keentay dhaawac iyo dhimasho, hadaba Bulshada Caabudwaaq ayaa u istaagtey sidii ay uga hortagi laahayeen […]

karash

Wasaarada arrimaha gudaha Puntland ayaa soo bandhigtay xeer lagu dhaqayo qaxootiga Puntland

5th December 2016 admin 0

Posts pagination

« 1 … 17 18 19 … 22 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes