Waxaa si xawliya kusocda dhismaha kuleejka Agoonta Caabudwaaq “Video + Masawiro”

koleejka

collage
Dhaweyn bay ahayd markii ladhagax dhigay kuleejka agoonta Degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud oo dhisayaan qurbajoogta iyo soomali badan oo wanaaga jecel, waxaa meel gabo gabo maraya darbiga kulejka waxaana mardhow bilaabanaya qaybihii kale ee dhismaahan wayn oo loogu talagalay agoonta oo iskugu jira Jiis,masjid,hall,xafiisyo iyo fasaladii wax lagu baranaayey.

Walaalayaal ka qayb qaata dhismaha koleejka agoonta ee Caabudwaaq oo maraya meel wanaagsan ilaahay dartii uga qayb qaata si uu allaah maalinta qiyaame idiinku siiyo ajar iyo xasanaad insha allaah.
Hoos kadaawo:

college-1

college-2

college-3

college-4

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.