Jaaliyada gobolka sanaag ee degan Uk oo deeq lacageed soo gaasiiyey maamulka gobolka sanaag

Deeq lacageed oo loogu talagalay dadka soomaliyeed oo abaruhu sameeyeen ee kusugan gobolka sanaag oo dhan 9400 dollaar waxaana soo dhiibay gabdhaha reer sanaag ee jooga Uk waxaa kaloo lacag dhan 2000 doolar katmid gabdhaha ustreeliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.