Tuulooyinka udhaw degmada Caabudwaaq oo Biyo dhaamis laga sameeyey

deegaanada soomaaliya waxaa kajira abaar xoogan gaar ahaan tuulooyinka udhaw degmada Caabudwaaq hay’ada Alraxma ayaa biyo gaarsiisey degaanada Libaax seexay Shiilamadow dadkaas oo baahi wayn uqabay biyaha.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.